Ciidamada Koonfur Galbeed oo dilay sarkaal caan ah oo katirsanaa Al-shabaab

Ciidamada amaanka Koonfur Galbeed ayaa sheegay inay toogasho ku dileen sarkaal ka tirsan Al-Shabaab oo lagu magacaabi jiray Ibraahim Macallim Cabdi “Ibraahim Ganey” oo caan ka ahaa gobolka.

Dagaalyahankii 2aad ayaa baxsaday kadib markii ciidamadu weerar gaadmo ah ku qaadeen inta udhexeysa Bardaale iyo Awdiinle.

Weerarkan ayaa ciidanka amniga waxay gacanta ku dhigeen hubka laba ka mida ilaaladiisii qaaska aheyd.

Sarkaalkan waxaa la sheegay inuu Al-shabaab u qaabilsanaa Canshuur qaade, taba bare iyo howlaha amniyaadka.

0 0 vote
Article Rating


Subscribe
Notify of
guest
0 Comments
Inline Feedbacks
View all comments
0
Would love your thoughts, please comment.x
()
x
This website uses cookies and asks your personal data to enhance your browsing experience.