Uhuru Kenyatta oo 6 sharci saxiixay
Madaxweynaha dalka Mr. Uhuru Kenyatta ayaa qalinka ku duugay hindise sharciyeed dhan 6 oo ay u gudbiyeen baarlamaanka iyo aqalka sare.
Maraykanka oo duqeyn dhinaca cirka ah ka fuliyey gobolka Shabeellaha Hoose
Taliska ciidamada Mareykanka ee Afrika (AFRICOM) iyo Dowladda Soomaaliya ayaa shaaciyey duqeyn cirka ah oo ka dhacday deegaan ka tirsan Gobolka Sh/Hoose.
Boqolkiiba 70 ee qoyaska Kenyaanka oo ay ku adkaatay bixinta kirada guriyaha
Darasaad ay dowladda sameysay ayaa lagu ogaaday in ku dhawaad boqolkiiba 70 ee qoysaska ku nool gudaha wadanka ay ku adkaatay inay bishii shanaad ee sannadkan bixiyaan kirada guriyaha ay deggan yihiin.
21 ka mid ah ismaamullada dalka oo aan ka soo bixin shardi lagu xiray
Ilaa iyo hadda 21 ka mid ah 47-da ismaamul ee uu wadanku ka kooban yahay ayaan ku guulaysan inay diyaariyaan ugu yaraan 300 oo ah sariirada gaarka u ah cudurka COVID19.

Livestream

Archives

This website uses cookies and asks your personal data to enhance your browsing experience.