Madaxweynaha Kenya oo hoggaamiyaasha Afrika ugu baaqay inay is kaashadaan

Madaxweynaha  kenya Uhuru Kenyatta ayaa hoggaamiyaasha kale ee wadamada qaaradda Afrika ku booriyay inay si weyn isaga kaashadaan arrimaha horumarka.

Xilli uu ka qeyb galay kulan online ah oo hal ku dhiggiisu yahay dabar adeegga caalamka ayuu Mr. Kenyatta soo jeediyay in beesha calaamka ay wadamada Afrika u aragto sido kalena ula macaamisho saaxibbo dalalka kale ee caalamka kala siman ka shaqeynta barnaamijyada dhanka horumarka.

Sido kale madaxweynaha dalka ayaa ku taliyay in Afrika ay xoogga saarto sidii ay qeyb uga noqon lahayd xal u helidda caabuqa corona.

Mr. Kenyatta ayaa dhanka kale dhalinyarada ku booriyay inay la yimaadaan fikrado ganacsi si ay maalgelin uga helaan dowladda iyo deeq bixiyaasha.

0 0 vote
Article Rating


Subscribe
Notify of
guest
0 Comments
Inline Feedbacks
View all comments
0
Would love your thoughts, please comment.x
()
x
This website uses cookies and asks your personal data to enhance your browsing experience.