Qoysas danyar oo ku sugan Nairobi oo la caawinaya

Shirkadda ganacsiga ee Majid Al Futtaim ayaa in ka badan 33 taan oo cunto ah u qeybinaysa qoysas danyar oo ku nool magaaladatani Nairobi.

Iyadoo kaashanaysa hay’adda laanqeerta cas ee Kenya Red Cross ayaa in ka badan 5,000 oo ah cuntooyinka aasaasiga ah qoysaskan loo qeybin doonaa.

Waxaa deeqdan ka faaiidaysanaya shakhsiyaadka uu sida gaarka ah uu saameeyay cudurka sii faafaya ee Covid-19.

Deeqdan ayaa waxaa ku baxaysa lacag dhan 2.5 milyan oo shilin.

0 0 vote
Article Rating


Subscribe
Notify of
guest
0 Comments
Inline Feedbacks
View all comments
0
Would love your thoughts, please comment.x
()
x
This website uses cookies and asks your personal data to enhance your browsing experience.