Uhuru Kenyatta oo tacsi u diray shacabka Lubnaan

Madaxweyne dalka Mr Uhuru Kenyatta ayaa farriin midnimo, garab istaag iyo dhiirrigelin ah u diray dhigiisa wadanka Lubnaan Michel Aoun iyo shacabka dalkaasi kaddib qaraxii shalay gilgilay caasimadda Beyruut.

Mr. Kenyatta ayaa muujiyey sida ay Kenya uga xuntahay wixii ka dhacay Beyruut islamarkaana uu rajeeyay in Eebe uu ka dulqaado culeyska.

Sida ay sheegtay hay’adda laanqeyrta cas ee Lubnaan in ka badan 100 qof ay ku dhinteen qaraxa halka ugu yaraan 4,000 oo qof oo kale ay dhaawacmeen.

0 0 vote
Article Rating


Subscribe
Notify of
guest
0 Comments
Inline Feedbacks
View all comments
0
Would love your thoughts, please comment.x
()
x
This website uses cookies and asks your personal data to enhance your browsing experience.