81 ka mid ah dhakhaatiirta dalka oo uu Coronavirus saameeyay
- 09/06/2020
- Posted by: damal
- Category: Waraka
No Comments

Xoghayaha guud ee ururka dhakhaatiirta dalka ee (KMPDU) Dr Chibanzi Mwachonda ayaa sheegay in boqolkiiba 60 ee kiisaska cudurka covid-19 ay yihiin kuwo shaqooyinka la xiriira.
Waxaa uu sheegay in badan oo ka mid ah howlwadeenada caafimaadka inuu fayraska corona saameeyay iyagoo ku sugan goobaha karantiilka.
Tirada ugu badan ee dhakhaatiirta uu cudurka ku dhacay gudaha dalka ayaa ka howlgalo Mombasa waxayna gaarayaan 41 waxaana soo raaca Nairobi oo 32 ah.
Subscribe
0 Comments