Ahlu-Sunna oo eedeyn u jeediyey maamulka Jubaland
- 22/06/2020
- Posted by: damal
- Category: Waraka
No Comments

Waxaa magaalada Dadaab saddexdii maalmood ee lasoo dhaafayey ku shirayey culimada ururka Ahlu-Sunna Waljamaaca kuwaas oo ka walaacsan dhibaato ay sheegeen in Jubaland ay ku hayso dariiqada.
Kulankan ayaa waxaa lagu sheegay in maamulka Jubaland ay la wareegeen masaajidada ay kooxdan gacanta ku haysay, una gacan geliyeen dhinacyo kale. Jubaland waa ay beenisay eedeyntan.
Subscribe
0 Comments