Baarlamaanka dalka oo ka doodi doono magacaabistii madaxa cadaaladda

Golaha qaran ee xeer dejinta ayaa  yeelan doono kal-fadhi gaar ah oo ay uga doodayaan soo xulistii madaxa cadaaladda ee dalka Martha Koome oo guddiga JSC turxaan bixin ka dib u xushay jagadan.

Ogeysiis ku taariikheysan 17-ka bisha Shanaad ee May ayuu guddoomiyaha baarlamaanka Justin Muturi ku wargaliyay xubnaha in kal-fadhiyo gaar ah ay dhici doonaan berri subixii iyo gelinka dambe.

Saddex toddobaad ka hor ayay ahayd markii guddiga adeegga waaxda garsoorka ee dalka JSC uu u magacaabay madaxa cadaaladda ee dalka Martha Koome Karabu.

Haweeneydan ayaa ka mid ahayd 10 musharrax oo uu guddigan turxaan bixiyay

0 0 vote
Article Rating


Subscribe
Notify of
guest
0 Comments
Inline Feedbacks
View all comments
0
Would love your thoughts, please comment.x
()
x
This website uses cookies and asks your personal data to enhance your browsing experience.