Dagaal ka qarxay qeybo ka mid ah gobolka Galguduud

Wararka naga soo gaaraya gobolka Galguduud ayaa sheegaya xiligan dagaal culus oo u dhaxeeya ciidamada dowladda iyo kuwa xoogga Al-shabaab uu ka soconayo deegaanka Bulacle.

Dad ku sugan gobolka ayaa warbaahinta u sheegay in dagaalku yahay xooggan oo ay dhacyadu isku adeegsanayaan hubka noocyadiisa kala duwan, lama oga wali khasaaraha rasmiga ah.

Dagaalka labada dhinac ayaa ku soo beegaya xili qeybo ka mid ah gobolka ay dhaqdhaaqyo militari ka waddaan ciidamada dowladda oo in ay ka saarayaan deegaannada ay gacanta ku hayaan.

Wixii ka soo kordha dagaalka waan idin soo gudbin doonnaa.

0 0 vote
Article Rating


Subscribe
Notify of
guest
0 Comments
Inline Feedbacks
View all comments
0
Would love your thoughts, please comment.x
()
x
This website uses cookies and asks your personal data to enhance your browsing experience.