Guddiga TSC oo xeer cusub soo saaray

Guddiga adeegga macallimiinta ee TSC ayaa soo saaray xeer cusub oo dhigaya in barayaasha dugsiyada dowladda laga doonayo inay shan sano ka dib cusbooneysiiyaan shahaadada shaqo.

Madaxa fulinta ee TSC Dr. Nancy Macharia ayaa arrinkan shaacisay xilli ay daahfurtay barnaamijka horumarinta aqoontada macallimiinta ee (TPD).

Waxay dhanka kale barayaasha ku boorrisay inay barnaamijkan soo dhaweyaan iyadoo ku tilmaantay mid horseedaya isbeddelo wax ku ool ah.

Dr. Macharia ayaa sidoo kale ururrada macallimiinta dalka uga mahadcelisay kaalinta ay ka qaateen wada tashi badan oo la sameeyay ka hor inta aan barnaamijkan la soo bandhigi

0 0 votes
Article Rating


Subscribe
Notify of
guest
0 Comments
Inline Feedbacks
View all comments
0
Would love your thoughts, please comment.x
()
x
This website uses cookies and asks your personal data to enhance your browsing experience.