IEBC oo sheegtay inaan loo gudbin cabasho la xiriirta wax isdaba-marin dhanka doorashada ah

Guddiga madaxa bannaan ee doorashooyinka iyo xuduudada dalka ee IEBC ayaa sheegay inaan loo gudbin cabasho rasmi ah oo ku saabsan qaladaad iyo wax isdaba marin dhacay shalay.

Bayaanka IEBC waxaa ku xusan in codeynta ay si habsami leh u dhacday marka laga soo tago rabshado kooban oo laga soo tabiyay deegaanka Msambweni.

Guddiga ayaa siyaasiyiinta iyo shacabka ugu baaqay inay nabadda ku dadalaan oo ayna iska ilaaliyaan dacaayadda wax u dhimi karto xasiloonida.

0 0 vote
Article Rating


Subscribe
Notify of
guest
0 Comments
Inline Feedbacks
View all comments
0
Would love your thoughts, please comment.x
()
x
This website uses cookies and asks your personal data to enhance your browsing experience.