Maamulayaasha oo lagu amray in ay dugsiyada dhex degaan

Wasaaradda tacliinta ee dalka ayaa maamulayaasha dugsiyada leh qaybaha hooyga ku amartay inay dhex degaan xarumahan.

Waxaa amarkan soo saaray xoghayaha joogtada ah ee wasaaradda waxbarashada ee Kenya Dr. Belio Kipsang.

Wareegto ayuu ku xusay in arrinkan looga gol-leeyahay xal u helidda hab-dhaqan xumada ardayda ee lagu gubay qaar ka mid ah dugsiyada.

Agaasimayaasha tacliinta ee ismaamullada ayaa laga doonayaa in ay fududeeyaan dhaqangelinta go’aanka dowladda.

0 0 vote
Article Rating


Subscribe
Notify of
guest
0 Comments
Inline Feedbacks
View all comments
0
Would love your thoughts, please comment.x
()
x
This website uses cookies and asks your personal data to enhance your browsing experience.