Ururrada macallimiinta oo heshiis saxiixday

Ururrada macallimiinta ee KNUT, KUPPET iyo KUSNET oo ay ku mideysan yihiin barayaasha wax ka dhigo dugsiyada ardayda qabo baahiyaha gaarka ah ayaa saxiixday heshiis .

Heshiiskan ayaa shaqeynaya inta u dhexeysa sanadkan ilaa 2025-ka.

Waxyaabaha la isku afgartay waxaa ka mid ah soo jeedin la xiriirta in macallinka waalidka ah uu helo fasax ku filan.

Waxay sidoo kale dhinacyadan kulan la qaateen guddiga adeegga macallimiinta ee TSC iyagoo ka wada hadlay mushaar kordhin.

0 0 votes
Article Rating


Subscribe
Notify of
guest
0 Comments
Inline Feedbacks
View all comments
0
Would love your thoughts, please comment.x
()
x
This website uses cookies and asks your personal data to enhance your browsing experience.