Wasiirka arrimaha gudaha oo soo jeediyay in ka xakameeyo siyaasad xumada jirta

Wasiirka wasaaradda arrimaha gudaha ee dalka Dr. Fred Matiang’i ayaa sheegay in ay lagama maarmaan tahay in lala tacaalo qaabka ay u dhaqmayaan siyaasiyiinta wadanka ka hor doorashada guud ee sanadka 2022-ka.

Waxaa uu carrabka ku adkeeyay in loo baahan yahay in laga hor tago fal kasta oo wax u dhimi karo xasiloonida guud.

Wasiirka ayaa dhanka kale sheegay in dowladdu ay ka go’an tahay soo afjaridda colaadda u dhexeysa xoolo dhaqatada iyo beeralayda ismaamulka Laikipia.

0 0 votes
Article Rating


Subscribe
Notify of
guest
0 Comments
Inline Feedbacks
View all comments
0
Would love your thoughts, please comment.x
()
x
This website uses cookies and asks your personal data to enhance your browsing experience.