Xubnaha guddiga miisaaniyadda ee baarlamaanka oo la ansaxiyay

Golaha qaran ee xeer dejinta ayaa ansaxiyay magacyada xubno loo soo xushay inay ku biiraan guddiga arrimaha miisaaniyadda ee baarlamaanka.

Guddigan ayaa ka kooban 27 xubnood waxayna waajibaadka loo igmaday gudan doonaan ilaa iyo inta uu ka dhammaanaya muddo xileedka baarlamaanka dalka.

Xildhibaanka laga soo doortay bariga deegaanka Suna ee ismaamulka Migori Junet Maxamad ayaa horay u diiday liiska la soo gudbiyay.

Waxaa uu ku doodayay in aynan ka dhex muuqan isku dheeli tirnaan dhanka matalaadda ah in kastoo ugu dambeyn la isku raacay oo la meel mariyay.

0 0 vote
Article Rating


Subscribe
Notify of
guest
0 Comments
Inline Feedbacks
View all comments
0
Would love your thoughts, please comment.x
()
x
This website uses cookies and asks your personal data to enhance your browsing experience.